Shabakadda Bulshaweynta Digil  Mirifle

ogeysiis

dhamaan Aqooyahanada Digil Mirifle ku nool daafaha caalamka waxaa la ogeysiinayaa inay banaantahay jagooyin wakiilo wararka noogu soo tabiya meelaha ay ku noolyihiin sida Dhamaan gobolada iyo degmooyinka Soomaaliya, USA, Europe, Australia iyo Africa

Fadlan hadii aad daneyneyso nagala soo xiriir cinwanada hoos ku qoran:-

 

 

Maxmed Nuur Ibraahim ( Aasto)

nuuraasto@hotmail.com

 

mahadsanidiin


ogeysiis

Shabakada Bulsho weynta Digil Mirifle  aqristayaasheeda waxay ugu  tala gashey fursad ay aragtidooda ku soo gudbiyaan.

Dhamaanteena waxaa mas'uuliyad inaga saaran inaan u adeegno dadkeena iyo dalkeena. danta Digil Miriflena waa mid asaas u ah hormarka nolasheena waxaana qofkasta oo Digil Mirifle ah looga baahan yahay inuu ka shaqeeyo horumarinta dadkiisa.

Far shaleediye fool midhigaas, shabakada BDM marwaliba waxay soo dhaweyneysa aqoonyahanada DM fikradahooda.

Qofkastoo daneynaya in dadka iyo dalka u horseedo midnimo iyo horumar ama uu ku soo biiriyo fikrad wax ku ool ah waxaan fursad u siineynaa inuu aragtidiisa xurta ah uu ka dhiibto anagoo ka codsaneyna inuu anshaxa ilaaliyo.

 

mahadsanidiin

aragtidaada waxaa si toos ah ugu soo gudbin kartaa

nuuraasto@bdigilmirifle.com ama nuuraasto@hotmail.com

 

Maxamed nuur ibraahim (Aasto)
nuuraasto@bdigilmirifle.com

www.Bdigilmirifle.com