|
Shabakadda Bulshaweynta Digil Mirifle |
|
Maxamed dheeq oo ah wiil 5 jir ah oo ku dhashey degmada Buur hakaba. dhalashadiisa 6 bilood kadib waxaa la so derisey xanuun dhica madaxa ah taaso kaasoo is bedbedelaayey waqtiba waqtiga ka dambeeya. wiilkaan yar waxaa uu soo marey marxalado kala duwan waxaana la geeyey isbitaalo kala duwan si loogu helo daawo ama xal kuu kaga bogsan karo xanuunkaan nasiib wanaag Iilaahey waa uu ka bogsoodey xanuunkii faraha badnaa laakiin bilba bisha ka dambeysa waxaa sii koraayey cabirka madaxiisa. sida uu inoo sheegey aabaha wiilka Cumar Sh. madoobe dhowr dhaqaatiir kala duwan inay u sheegeen in wadanka gudihiisa wax looga qaban karin waxayna u sheegeen in uu u baahan yahay qaliin dhinaca madaxa, taasoo ay sheegeen hadii la waayo nafsada wiilka ay halisku jirto ama cumrigiisa sidaan uu ahaanaayo. walaalaha soomaaliya qofkastoo u dhanqada wiilkaan yar waxaa laga codsanayaa in wax alaale wixi karaankooda ah ay ku caawiyaan sidii wiilkaan loogu heli laha dhaqtar dibada ah waayo waxaa dhamaanteena xil inaga saaran inaan isku caawino inta la joogo aduunka.
faafaahin dheeri ah waxaad ka heli kartaa
Tell: 0025215221874 email: xaawo_m@hotmail.com eedada wiilka Xaawo sh. Madoobe Maxamed Nuur Ibraahim (Aasto) |