Shabakadda Bulshaweynta Digil  Mirifle

Home

Somali Radio

Radio Xushmo Wararka
Dhacdooyinka
Wareysiyada
VOA - Qeybta af Somali 16:00GMT
BBC Somalia 11:00
BBC Somalia 14:00
BBC Somalia 18:00

Contuct us


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Golayaasha Qowmiyadda Digilmirifle ee kala ah Golaha Aqooyahanada iyo Siyaasiyiinda, Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta  iyo Golaha Ahlusuna-waljamaaca oo baaq ka soo shaarey shirkii Jabouti.. 02/12/2008@BDM] 11:15GMT]

Sh/Hoose: Xoolufin aad u ba'an oo lagu hayo deegaanada gobolka Sh/Hoose iyo qeyb ka mid ah Jubooyinka 30-11-2008@BDM]09:04GM


Golaha siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Digilmirifle ayaa ka hadlay amaanka magaalada Baydhabo.04-Nov-2008@BDM]10:30GMT


 

Xubno sar sare oo ka tirsan  culmaa'udiinka Ahlu sunna wal jamaaca oo soo booqdeen xuruunta golaha Salaadiinta iyo  Malaaqyada Digilmirifle kadib dhisidii

 golahaas    27-Oct-2008@BDM]10:30GMT


 

Seminar loo qabtay Malaaqyada iyo salaadiinta Digilmirifle siminaarkaasoo ka dhacay xarunta C.R.D (Center for research and dialogue), ee Baydhabo, 23-Oct-2008@BDM]09:00.GMT

 

Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle  (GMSDM) ayaa xilal dhowr ah u kala magacaabey aqooyahano Digilmirifle ah oo la shaqeeya Golaha GMSDM... 11-Oct-2008@BDM]08:15.GMT


 

Xafiiska Guddoomiyaha ee magaalda Baydhabo gobolka Bay ayaa lagu magacaabey hool-wadeeno..04-Oct-2008@BDM]10:09.GMT

 

Suxufiyiin kakala timi gobolada Bay, Bakool iyo Gedo oo maalmihi lasoodhaafey simiraan ugu socdey magaalada Baardheere oo gobolka Gedo ayaa halkaasi lagu soo gabagabeeyey.  26-Oct-2008@BDM]09:00.GMT


Waxaa shirk ku yeeshay xarunta Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle  (GMSDM) ee Baydhabo, Xubno ka socda Saraakiisha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ku abtirsada Beesha Digilmirifle iyo Guddiga Fulinta ee Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle....04-Oct-2008@BDM]


 

Warbixin ku saabsan Isbitalka magaalada Baydhabo.   ...04-Oct-2008@BDM]10:09.GMT.

 


Golaha Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Qowmiyadda Digilmirifle oo war saxaafadeed soo saarey. 09-Oct.2008@BDM]08:3.GMT


Baaq ku wajahan cida ku dagaalamaysa Goboladda dhexe iyo Goboladda koonfur galbeed ee Soomaalia.04-Oct-2008@BDM]10:09.GMT


 warqad furan baaq ah oo ay soosaareen golaha malaaqyada iyo salaadiinta Digilmirifle oo ku aadan maamulka gobolka Banaadir...     13-Oct-2008@BDM]12:00GMT.

Shir ay isugu yimaadeen Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle


Golaha malaaqyada iyo salaadiinta Digilmirifle oo wakiilo dibada u magaabey..23-Oct-2008@BDM]09:00.GMT

 

Shir ay isugu yimaadeen Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle Xafiiska Guddoomiyaha ee magaalda Baydhabo gobolka Bay ayaa lagu magacaabey hool-wadeeno..04-Oct-2008@BDM]10:09.GMT


Baydgabo: Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Digililmirifle oo eedeyn badan loo soo jeediyey Yuusuf Indho cade.. . 29/11/2008@BDM]11:45GMT


kulan ay wada qaateen .Gen. Maxamed  Xasan Aadan  ( Shaahiyow ) iyo Jaaliyada Digilmirifle ee K.S.A  oo looga hadley arimo  dhowr  ah. 27-Oct-2008@BDM]10:30GMT


Afhayeenka golaha Aqooyahanada iyo Siyaasiyiinta DM oo eedeen dusha kaga tuurey dowlada Jabouti.06/12/2008@BDM]08:55GMT

Baydhabo: Waxaa magaalada Baydhabo  dil qisaas ah lagu fuliyey ninkii diley taliyaha daraawiishta Gobolka Bay 30-11-2008@BDM]09:04GMT

Ceelbarde-Bakool: Degmada Ceel Barde ee gobolka Bakool oo Hay`adda WFP raashiin qeybin ka bilwoday 30-11-2008@BDM]09:04GMT


Shirkii caadiga ahaa ee jaaliyada Digilmirifle  ay yeelan jireen is buuciiba hal mar ayaa shaley lagu soo dhaweeyey gudoomiye ku xigeenka jaaliyada oo safar kaga maqnaa dalka Ethiopia oo goor dhaweyd ku soo laabtey magaalada Jeddah ee dalka K.S.A 29/11/2008@BDM]11:45GMT 

 

Baydhabo: Xildhabaanada  DFG ee ka soo jeeda Qowmiyadda Digilmirifle oo si kulul u cambaareeyey falal lagula kacay ganacsato Diglimirifle ah oo ku ganacsada gobolada Putland 03/12/2008@BDM]10:29GMT


Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhaweynayey gudoomiye ku xigeenka baarlamanka TNG oo ka dhacdey   Jeddah ee dalka K.S.A.12/12/2008@BDM]08:55GMT

 

 Siminaar muddo seddex maalmood ah u soconayey saxafiyiin kala duwan ay kasoo qaybgaleen ayaa maanta la soo gebagebeeyey.19-Jul-2008@BDM]08:15GMT. 


Golaha siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Digilmirifle ayaa markii ugu horaysay nasiib darro ku tilmaamay ..19-Jul-2008@BDM]08:15GMT.


Xaflad lagu caleemo saraarayey gudoomiyah odayaasha dhaqanka Digilmirifle Axmed Maxmed Yacquub ayaa maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay..17-Jul-2008@BDM]11:25.GMT.


Gudoomiye ku xigeenka odayaasha dhaqanka jaaliyada Digilmirifle dalka Ingiriiska Cabdulaahi Sheekh Cismaan oo maanata ka soo qayb galay xaflada...17-Jul-2008@BDM] 11:15 GMT.


Af hayeenka G.SADM ayaa sheegay in sharci darro ay tahay dhaq dhaqaaqa maamul u samaynta oo haatan ka soconaya Sh.Hoose.16-Jul-2008@BDM]12:20


Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Shabeelada Hoose oo sharci darro ku tilmaamey maamul u sameynta gobolka Sh/ Hoose.16-Jul-2008@BDM]12:08.


Xaflada lagu taageerayey doorashada guddoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo ku xigeenadiisa oo maanta lagu qabtey magaalada Baydhabo....10-Jul-2008@BDM]21:32GMT.


 Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle waxaa lagu doortay xoghayaha guud ee odayaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle.09-Jul-2008@BDM]12:31GMT.


Kulan 2 bilood socday oo lasoo gabagabeeyey , gudoomiyaha golaha dhaqanka Digilmirifle oo maanta lagu doortey Magaalada Baydhabo.08-Jul-2008@BDM]13:49GMT.


Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee jaaliyada DM. dalka K.S.A oo amaan iyo dhiiro gelin u soo jeediyey howl wadeenada shirka dib u heshiisiinta qowmiyada DM...06-Jul-2008@BDM]08:45GMT.


Abaaro, Shuban- biyood, Malaariya iyo sicir barar  oo u wada  kulmey gobolada shabeelaha hoose.....06-Jul-2008@BDM]14:05GMT.


 Musharixiinta u taagan guddoomiyaha golaha dhaqanka Digilmirifle oo sii kordharaya.06-Jul-2008@BDM]14:00GMT.


Ergooyinka shirwaynaha dib u heshiisiinta Bulsho weynta Digilmirifle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Caalin center ee magaalada Baydhabo.....03Jul-2008@BDM]09:OOGMT.


Jaamacada koonfuta soomaaliya ee Magaalada Baydhabo oo bilowday diiwaangelinta arday cusub oo ayqaadaneyso....05Jul-2008@BDM]09:OOGMT.


baahi caafimaad oo aad u xoogan oo ka jira  isbitalka magaalada Baydhabo  iyo haweenka oo ay la iildaranyihiin xanuunn dhinaca dhalmada ah iyo dhiigbax joogto ah.....03Jul-2008@BDM]09:OOGMT.


Ergooyinka shirweynaha dib u heshiisiinta oo maanta loo qaybiyey kharaar aqoonsi ah...02-jul-2008@BDM]21:OOGMT.


Xaflad lagu xusayay munaasabadda 1da Luliyo oo ka dhacday xafiiska Jaaliyada Digilmirifle ee magaalada Jeddah.01Jul-2008@BDM]19:OOGMT.


Afhayeenka G.S.A.DM ayaa sheegay inay sii kordhayaan musharixiinta u taagan guddoominamada golaha dhaqanka beelaha Digilmirifle isagoo sheegay in musharixiinta looga baahanyahay....30-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Xildhibaan katirsan DFGS. xildhibaan Axmed Cabdi Cumar Burille oo kamid ah xildhibaanada Digilmirifle ayaa sheegay in sharcidarro ay tahay degomooyinka cusub gobolada Mudug iyo Galgaduud loo magacaabay.30-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Jaaliyada Digil Mirifle ee Saudi Arabia oo deeq lacageed u dirteen shirka dib u heshiisiinta beelaha Digil Mirifle.27-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Gudoomiyaha golaha siyaasiyiinta iyo aqoon-yahanada DM Prof. Ibraahim Muuse Xeyrow ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid mustaqbalka iyo midnimada beelaha Digilmirifle.27-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Waxaa sii kordhaya taageerida loo hayo shirka dib u heshiisiinte ergooyinka beelaha DM ayadoo maantana ay ka soo qeyb galeen  xildhibaano dhowr ah oo si buuxda u taageersan shirka.25-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Qaxootiga u barakacay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye oo u badan DM oo dhibaatooyin ku haysta xirooyinkaas ...24-jun-2008@BDM] 09:OOGMT.


11 qodob oo maanta si wada jir ah loogu ansaxiyey madasha shirka dib u heshiisiinta odyaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle..22-jun-2008@BDM]14:OOGMT.  


  Kulan ay yeesheen ergooyinka shirweynaha dib u heshiisinta oo lagu ansaxiyey in malaaqyada ladooranayo laga keeno gudaha iyo banaanka.19-jun-2008@BDM]9:OOGMT.


Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonnyahanada Digilmirifle ayaa cadeeyey in loo gudbidoono dhisida gole dhaqameed oo ay leeyihiin beelaha Digilmirifle...17-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan iyo wakiilka hay'ada UNOPS oo ka soo qeybgaleen shirkawaynaha dib u heshiinte beelaha Digilmirifle.17-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


 Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonnyahanada Digilmirifle oo taagyeerey dhaarinta Godoomiyahada Jaaliyada Digiilmirifle dalka K.S.A Cumar Mursal Yaxye....11-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Shirka dib u heshiisiinta dhabta ah beelaha Digil Mirifle oo rajo wanaagsan ka soo baxaya iyo xildhibaano taagyeerey shirkaasi ... .11-jun-2008@BDM]19:OOGMT

 

Iyadoo ururka dhalinyarad Soomaaliyeed ee horumarinta waxbarashda (Iniskooyky Barbaarty Soomaaliyeed ee Hormariyowky walbaryshythy) uu ku howlan yahay horumarinta Alif Maayga ayaa hadana xaflad si heersare loo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen xildhibaanada baarlamaanka....11-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Gogol ay soo qabaqaabiyeen culmaa'udiinka bulsho weynte Digil Mirifle ayaa loogu hadley sidii la isuga keeni lahaa ururka jaaliyada Digil Mirifle ee magaalada Jeddah iyo rag ku mucaaradey oo ay horey oga mid ahaayeen jaaliyada in mudo ahna aysan ka muuqan golaha jaaliyada dhexdeeda. ka 07-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka dhacay, munaasabad balaaran oo lagu xusayey sanad guuradii sagaalaad ee ka soo wareegatay aasaaska ururka RRA 06-jun-2008@BDM]14:OOGMT


Jeddah: Shir ay isugu yimaadeen gudiyada kala duwan golaha dhexe ee jaaliyadda Digil Mirifle dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu Dhaariyey Gudoomiyaha jaaliyada DM ee K.S.A. 04-jun-2008@BDM]14:OOGMT.


Jeddah: Shir ay isugu yimaadeen gudiyada kala duwan golaha dhexe ee jaaliyadda Digil Mirifle dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu Dhaariyey Gudoomiyaha jaaliyada DM ee K.S.A. 04-jun-2008@BDM]14:OOGMT.


Baydhabo:Magaalada Baydhabo gobolka Bay waxaa ka socda shir ay isugu yimaadeen qeybaha kala gedishan ee bulshada ku abtirsada 6 gobol ay degaan bulsho weynta Digil Mirifle.Baydhabo: 25-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Xaflad martiqaad ah oo lagu soo dhaweynayo  waziirka arimaha diinta iyo awqaafta ahna reysul wazaare ku xigeenka DFG Soomaaliya Saalim Caliyow Ibirow  iyo wafdi uu hogaaminayey oo ay ka mid ahaayeen agaasimaha guud arimaha garsoorka iyo diinta Maxamed Keerow Aadan ayaa lagu qabtey hotel Safari magaalada Jeddah K.S.A. 22-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Magaalada Baydhabo goboka Bay waxaa si toos ah uga furme shirk la doonayo in lagu dhiso maamul goboleedka Koonfur Galbeeb...11-May-2008@BDM]14:OOGMT.


 Kulankii caadiga ahaa ee jaaliyada Digil Mirifle K.S.A  oo looga hadley arimo dhowr ah oo ay ka midyihiin arinta dhaqaale aruurin lagu taagyeerayo maamulka goboleedka koonfur galbeed.10-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Wafdi heersare ah oo horgacayey gudoomiyaha Jaaliyada Digil Mirifle K.S.A oo maanta la kulmeen Qunsulka DFG  loo soo magacaawdey magaalada Jeddah ee K.S.A. 08-May-2008@BDM]14:OOGMT.


07/05/2008 Shabakada Bulsho Weynta Digil Mirifle:  Jaaliyada Bulsho Weynt Digil Mirifle ayaa si buuxda u soo dhaweeyey baaq wargelin ah oo kaga timi walaalahooda golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanda Digil Mirifle GSADM oo ku howlan qabsoomida  shirweyne dib u heshiisiin oo ay u qabanayaa odey dhaqameedyada bulsho weynta Digil Mirifle.  07-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Wiil yar oo u baahan dhaqtar dibada isu xil saar si aad gacan ugu geysato bad baadinta mustaqbalkiisa...


Maxamed dheeq oo ah wiil 5 jir ah oo ku dhashey degmada Buur hakaba. dhalashadiisa 6 bilood kadib waxaa la so derisey xanuun dhica mada AH 5-May-2008@BDM]14:OOGMT.


 06/05/2008 Dhamaan Masuuliyiinta, Odayaasha Dhaqanka  iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulsho weynta Digil Mirifle waxaa lagu war gelinayaa in todobaadka inagu soo fool leh shir odeyaasha dhaqanka ugu furmi doono degmada baydhabo gobolka bay, shirkaas oo ujeedadiisu tahay dib u heshiisiin dhab ah “Real Reconciliation” iyo hogaan mideeya Odayaasha Dhaqanka Deegaanadaan.


Ergo cusub oo ku soo biirtey xubnaha jaaliyada Digil Mirifle ee dalka Sacuudi Carabiya. Shir lagu soo dhawynayo odoyaal ka maqnaa ururka bulsha weynda Digil Mirifle oo lagu qabtey hoyga shirarka ee jaaliyada Digil Mirifle ee Jeddah Dalka Sacuudi Carabiya.25-April-2008BDM]14:OOGMT


Baaq ay soo jeediyeen Golaha Aqoonyahanada Digilmirifle. Dhamaan Jaaliyadaha ku nool Dalalka Dibada wuxuu Golaha uga baaqayaa in ay ku soo biiraan Golaha Aqoonyahanada Digilmirifle, si loo balaariyo wax qabadka Golaha.25-April-2008@[BDM]14:00GMT.


Shir ay isugu yimaadeen mas'uuliyiinta jaaliyada Digil Mirifle ee ku nool dalka sacuudi carabaya oo loogu Hadley arimo dhowr ah.16-April-2008@[BDM]21:00GMT.


CODISI WAX U QABASHO WIIL DHALAN HAL BIL KELIYA DHIBAATEYSAN – CABDIXAKIIM MOHAMED YAROW. Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa taariiskhdu markey ahayd 08 March 2008 uu ku dhashay wiil degmada Baidoa, wiil kaas too laden meal alga seafood. Saxaradiisana ay ka imaaneysay Afka Mantag ahaan. 10-April-2008@[BDM]21:00GMT.


Xafladaan oo ahayd mid si aad ah loo soo agaasimey ayaa waxaa qudbado dhiirigelin iyo gubaabinba leh ka soo jeediyey aqooyahanadii meesha isugu timid oo ay ka mid ahaayeen gadoomiyaha jaaliyada Digilmirifle ee Sacuudi Carabiya Mudane eng. Cumar Mursal Yaxye iyo Pro. Muxidiin Macalin Isaaq, Cabdulaahi Kuusow, Jalaal Maxamed Xasan, C/wahaab Xaaji Ibraahim, Col. Yaxye Mursal. Sheeq Maxamed Awow iyo Sheeq Aadan Cabdulaahi.10-April-2008@[BDM]21:00GMT.

 

wararka@bdigilmirifle.com

Somali Links

Arlaadinet

baydhabo.com
Baidoanews.com
Banooda.com
Baardhere.com
Bakool
Buurhakaba Media

coscompany.com
Diinsoor
Dooynet
Diilhare
Deeyoo
Eelaay Online
2-Garre.com
Garre Online
Janaale.com
Reegay.com
Ruunkinet.com
Somali Football Fed.
Somali Weyn
Waajid weblog
Univ. South.Somalia
Tvuniversal
Ufurow.com

 

www.Bdigilmirifle.com