Af-hayeenka GSADM Fowsi Cabdi Nuur wuxuu mahad iyo bogaadin u jeediyey jaaliyada Sacuudiga Digilmirifle oo uu sheegay in jaaliyada Sucuudiga ay tahay Midda ugu horaysa jaaliyadaha Digilmirifle islamarkaasna ay maalgelisay inta uu soconayey shirwaynaha dib u heshiisiinta...BDM... Af hayeenka G.SADM ayaa sheegay in sharci darro ay tahay dhaq dhaqaaqa maamul u samaynta oo haatan ka soconaya Sh.Hoose...BDM..Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xildhibaanadaasi ayaa sheegay in wasaarada arimaha gudaha looga baahan yahay in si degdeg ah ay u joojiso howshaasi ay faraha kula jirto hadii kale wixii ka yimaada ay dhabarka u dhigan doonto.

Somali Radio

Radio Xushmo Wararka
Dhacdooyinka
Wareysiyada
VOA - Qeybta af Somali 16:00GMT
BBC Somalia 11:00
BBC Somalia 14:00
BBC Somalia 18:00

Somali Links

Arlaadinet

baydhabo.com
Baidoa.com
Banooda.com
Baardhere.com
Bakool
Buurhakaba Media

coscompany.com
Diinsoor
Dooynet
Diilhare
Deeyoo
Eelaay Online
2-Garre.com
Garre Online
Janaale.com
Reegay.com
Ruunkinet.com
Somali Football Fed.
Somali Weyn
Waajid weblog
Univ. South.Somalia
Tvuniversal
Ufurow.com
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

   Shabakada BDM waxay soo dhaweynayaan fikrad kasta oo wax tar u ah Umadda Digil Mirifle    

 Wararka Maanta

                      

Opinions

Ururada dhalinyarada ka dhisan magaalada Baydhabo ayaa si weyn u soo dhaweeyey 23-Jul-2008@BDM]14:26.GMT.  

 

Gobolka Shabeelada Hoose oo dalaq fiican u soo go'ey iyo dhalinyarada Digilmirifle oo halkaasi kala kulma dhibaatooyin..23-Jul-2008@BDM]8:43.GMT.

gudoomiyaha jaaliyada Digilmirifle K.S.A Cumar Mursal Yaxye oo warqad furan hambalyo iyo bogaadin ah u direy ...21-Jul-2008@BDM]11:23GMT.

Gudoomiye ku xigeenka odayaasha dhaqanka jaaliyada Digilmirifle dalka Ingiriiska Cabdulaahi Sheekh Cismaan oo maanata kulan la qaatey....20-Jul-2008@BDM]12:13GMT.

Xaalada caafimaad ee degmada Wanla-Weyn gobolka Shabeelada hoose oo meeshii ugu xumeed mareysa .. 19-Jul-2008@BDM] 08:31GMT.

Siminaar muddo seddex maalmood ah u soconayey saxafiyiin kala duwan ay kasoo qaybgaleen ayaa maanta la soo gebagebeeyey.19-Jul-2008@BDM]08:15GMT. 

 

Golaha siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Digilmirifle ayaa markii ugu horaysay nasiib darro ku tilmaamay ..19-Jul-2008@BDM]08:15GMT.

Xaflad lagu caleemo saraarayey gudoomiyah odayaasha dhaqanka Digilmirifle Axmed Maxmed Yacquub ayaa maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay..17-Jul-2008@BDM]11:25.GMT.

Gudoomiye ku xigeenka odayaasha dhaqanka jaaliyada Digilmirifle dalka Ingiriiska Cabdulaahi Sheekh Cismaan oo maanata ka soo qayb galay xaflada...17-Jul-2008@BDM] 11:15 GMT.

Af hayeenka G.SADM ayaa sheegay in sharci darro ay tahay dhaq dhaqaaqa maamul u samaynta oo haatan ka soconaya Sh.Hoose.16-Jul-2008@BDM]12:20

Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Shabeelada Hoose oo sharci darro ku tilmaamey maamul u sameynta gobolka Sh/ Hoose.16-Jul-2008@BDM]12:08.

zXaflada lagu taageerayey doorashada guddoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo ku xigeenadiisa oo maanta lagu qabtey magaalada Baydhabo....10-Jul-2008@BDM]21:32GMT.

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle waxaa lagu doortay xoghayaha guud ee odayaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle.09-Jul-2008@BDM]12:31GMT.

Kulan 2 bilood socday oo lasoo gabagabeeyey , gudoomiyaha golaha dhaqanka Digilmirifle oo maanta lagu doortey Magaalada Baydhabo.08-Jul-2008@BDM]13:49GMT.

 

Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee jaaliyada DM. dalka K.S.A oo amaan iyo dhiiro gelin u soo jeediyey howl wadeenada shirka dib u heshiisiinta qowmiyada DM...06-Jul-2008@BDM]08:45GMT.

Abaaro, Shuban- biyood, Malaariya iyo sicir barar  oo u wada  kulmey gobolada shabeelaha hoose.....06-Jul-2008@BDM]14:05GMT.

 Musharixiinta u taagan guddoomiyaha golaha dhaqanka Digilmirifle oo sii kordharaya.06-Jul-2008@BDM]14:00GMT.

Ergooyinka shirwaynaha dib u heshiisiinta Bulsho weynta Digilmirifle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Caalin center ee magaalada Baydhabo.....03Jul-2008@BDM]09:OOGMT.

Jaamacada koonfuta soomaaliya ee Magaalada Baydhabo oo bilowday diiwaangelinta arday cusub oo ayqaadaneyso....05Jul-2008@BDM]09:OOGMT.

.

Kaydka wararka

u kaalmee walaalkaa dhibaateysan Axmed Maxamed Xasan oo xanuun la ildaran 21-Jul-2002@BDM.12:00GMT.

 

Cumar Mursal Yaxye:Iftiinkii la sugaayey 50kii sano lasoo dhaafey oo hada soo muuqda.


A.S. Abdi                 : GUUSHII –RRA- MA QABYAA MISE????..


 
   
 

 

 

Copyright 2008  DIGILMIRIFLE.COM