Shabakadda Bulshaweynta Digil  Mirifle

 

.

Axmed Maxamed Xasan  waa nin Somaali oo u baahan in waxa loqabto odaygan dhibkiisa waa xanuun dhinaca lugta ah oohary mas uga qaniinay gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan degmada Baraawe.

Muddo saddex sano waa mid la iil daran xanuunka dhinaca lugta ah. Waa awoodi waayey in uu helo daawo maadaama cudurkiisu yahay mid adag oo dalka gudihiisa looga daalay. Hadaba ayadoo Ilaahey yiri “Mu’miniintu waa walaalo” qof walba oo islaam ah oo Soomaali ah oo u damqanaya waa in uu wax ugu tabaruco walaalkiisa dhiban. Axmed Maxmed wuxuu ku suganyahay magaalda Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay. Ma haysto xanaano ku filan. Ganacsatada soomaaliyeed iyo jaaliyadaha dibada ku dhaqan ee Soomaalida ah iyo qofa walba waxaa naxriis leh  lagaga

codsanayaa in ay wax ugu tabarucaan miskiinkan.

qof alaale qofkii wax u soo diraya ugu soo hagaaji magaciisa si toos ah xawaaladaha ku yaala magaalada Baydhabo ama u soo mari xafiiska shabakada warbaahinta Bdigilmirifle Baydhabo ama Jeddah anagaa u gudbineynee

 

mahadsanidiin

BDM-Media Office. Baydhabo
wararka@bdigilmirifle.com

www.Bdigilmirifle.com