|
Odeyaasha
dhaqanka ee DM oo ku dhawaaqey gudiyo kala duwan
16/08/08 Baydhabo-BDM Media:
Golaha odeyaasha dhaqanka Digilmirifle ayaa sameystey gudi fulin iyo
gudiyo kale oo si joogto ah u shaqeeya kadib markii la ogaadey in
baahi loo qabo dhisida golahan
Kadib wada tashi lala sameeyey culmaa'udiinka,
aqooyahanada iyo waxgaradka Digilmirifle waxaa la isla gartey in lagu
dhawaaqo gudigaan:-
-
Malaaq Axmed Maxmed Yacquub.
Guddoomiye.
-
Isaaq Ibraahim Xasan.
Guddoomiye ku xigeen.
-
Cabdulaahi Cabdi Aadan Shuukey.
Guddoomiyke ku xigeen labaad.
-
Sheekh Aadan Cali Yerow.
Xog haya guud.
-
Maxamed Yacquub Sheekh Deerow
Af hayeen.
-
Mayow macalin Mukhtaar.
Xisaabiye guud.
-
Maxamuud Maxamed Cabdi
Xubin
-
Cabdi Macalin Cali Tees
‘’ ‘’
-
Malabow Isaaq Xasan
‘’ ‘’
-
Suldaan Maxamed Ibraahim Isaaq
‘’ ‘’
-
Suldaan Buube Suldaan Cabdule
‘’ ‘’
-
Malaaq Siidow Maadow Muuse
‘’ ‘’
-
Suldaan Xasan Cumar Fiqi
‘’ ’’
-
Malaaq Maadey Cabdi nuur
‘’ ’’
-
Suldaan Ibraahim Caliyow Ibrow.
‘’ ‘’
-
Suldaan Sheekh Aawow Maxamed Nuur
‘’ ‘’
-
Malaaq Macalin Mukhtaar Macalin Cali
‘’ ‘’
-
Malaaq Xaaji Mustaf Xasan
‘’ ‘’
-
Malaaq Xasan Shuure Maxamuud.
‘’ ‘’
-
Malaaq Maxamed Guure
‘’ ‘’
Qoraalkan waxaa ku saxiixanaa guddoomiyaha
odayaasha dhaqanka Dr. Axmed Maxamed Yacquub oo xafiiska warqabadka
bdigilmirifle soo gaarsiyey.
BDM-Media Office. Baydhabo
wararka@bdigilmirifle.com
|