Shabakadda Bulshaweynta Digil  Mirifle

Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle oo xilal u kala magacaabey aqooyahano Digilmirifle ay


 

05/10/08 Baydhabo-BDM Media:

 

Digilmirifle Chiefs and Sultans Council

(Office of the Chairman)

Wareegto Lm. GMSD/M/025/08                                Date 05/10/2008

MAGACAABIS xilal

Guddoomiyaha Golaha GMSDM

Markii uu arkey             Baahida deg dega ah ee loo qabo aqoonyahano khibrad iyo aqoon u leh maamul, maareyn, sharciga iyo ka shaqeynta xiriirada dibadda

Markii uu arkay             inay lagama maarmaan tahay aqoonyahanka loo magacaabayo xilka, ugu yaraan inuu ku hadli karo kuna diyaarin karo qoraalo laba luqadood oo shisheeye ah

Markii uu tixraacay       go’aankii golaha malaaqyada ay ansixiyeen ahaydna in si deg deg ah loo magacaabo aqoonyahano iyo wakiilo dibadda sida ku cad warqadda go’aanka ku taariikheysan 18/09/2008

Guddoomiyaha Golaha GMSDM

Wuxuu xilal u kala magacaabay mudanayaasha hoos ku xusan

 

1.      Eng. Maxamed Axmed Nuur (Porro)               Isu-duwaha howlaha gudaha    

                                                                   & xiriirada dibadda

2.      Dr. Cali C/qaadir Maxamed (Ali Zoppe)             Maamulka & xoghaynta

                                                                     xafiiska

3.      Dr. Maxamed Isxaaq Ibraahim (Madey Jiis)     La taliyaha Golaha & 

                                                                    Guddoomiyaha xagga sharciga

Wareegtadan waxay dhaqan galeysaa laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 05/10/08.

 

Malaaq Axmed M. Yacquub

Guddoomiye

 

BDM-Media Office. Baydhabo
wararka@bdigilmirifle.com

www.Bdigilmirifle.com