Shabakadda Bulshaweynta Digil  Mirifle

Home

Somali Radio

Radio Xushmo Wararka
Dhacdooyinka
Wareysiyada
VOA - Qeybta af Somali 16:00GMT
BBC Somalia 11:00
BBC Somalia 14:00
BBC Somalia 18:00

Contuct us


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tartan Qur’aan Akhris ah ayaa maanata ka furmay Masjidka Jaamac ee Magaaalada Baydhabo, Tartankaas waxaa soo diyaariyay Ganacsatada Magaalada Baydhabo iyo Culmaa’udiinka Magaalada Baydhabo.2222-Sep-2008]BDM.09:53.GMT


GOLAHA MALAAQYADDA SALAADIINTA DIGILMIRIFLE XARUUTA - BAYDHABO  Shir todabaadlaha Golaha Malaaqyadda iyo Salaadiinta Digilmirifle (Weekly Meeting )19-sep-2008]BDM 10:55GMT


Faa'idada bisha barakeysan ee Ramadaan


Imtixaan lagu qabtey jaamacada koofurta Soomaaliya ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka soo qey baley in kabadan 50 ruux oo isugu jira rag iyo dumar .04-Sept.-2008]BDM.10:05GMT


Xaflad lagu soo bandhiayey wax qabadkii jaaliyada Digilmirifle tan iyo markii la aas aasey ayaa lagu qabtey magaalada Jeddah dalka K.S.A waxaana looga hadley arimo dhowr ah. 30-Aug-2008]BDM.10:05GMT


Gudoomiye ku xigeenka odeyaasha dhaqanka jaaliyaddda Digilmirifle UK oo shir la qaatey maamulka jaaliyada DM K.S.A iyo wareysi aan la yeelaney Mr. Aba Sheikh. 24-Aug-2008@BDM]12:06GMT.


Deeq ay bixiyeen Ururka Hormarinta Waxbarashada Digilmirifle ayaa loo qeybiyey dadka degan xerooyinka ku yaal daafaha magaalada Baydhabo.21-Aug-2008@BDM]10:28GMT 


Ururka Southern Somali Community Council oo deeq lacageed gaarsiiyay agoonta Al.Xuneyn ee Baydgabo 18-Jul-2008@BDM]07:01.GMT.


Golaha  odeyaasha dhaqanka Digilmirifle ayaa sameystey gudi fulin iyo gudiyo kale oo si joogto ah u shaqeeya  kadib markii la ogaadey in baahi loo qabo dhisida golahan 16-Aug.-2008@ BDM]08:08GMT.


Biyo la’aan aad u baahsan oo saamaysay shacabka reer Baydhabo ayaa magaalada Baydhabo ka jirta kadib markii ay duugmeen ceelashii biyaha laga cabayey.16-Aug.-2008@ BDM]08:00GMT.  


Deegaano ka tirsan goboka Bakool ayaa laga soo waramayaa in abaartu ay si saa'id ah u wada saameysey dadka iyo xoolahaba.. 10-Aug-2008@BDM]07:00.GMT


Xaflad ku saabsaneyd Tababar Macallin taasoo lagu qabtey  Xarunta Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee Magaalda Baydhabo oo maanta la soo gabagabeeyey. 05-Aug-2008@BDM]13:22GMT.


Cisbitalka magaalada Baydhabo oo soo wajahdey Daawo la'aan, Dhaqaatiir la'aan Daryeel la'aan iyo dhismaha Isbitaalka oo aad moodo inuu yahay xero ciidan, maba rumeysan karto in dhismahaas uu yahay Isbitaal ama goob Caafimaad.03-Aug-2008@BDM]11::48GMT


.Xaflad lagu shaacinayey furitaanka jaamacada koofurta Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaday hoteelka Caalin Center ee magaalada Baydhabo.03-Aug-2008@BDM]11::58GMT.


Xubno ka socday dariiqada ahlu suna wal jameeca ee Digilmirifle oo uu hor kacayo Sheekh Maxamed Sheekh Yerow oo ah shiikha ugu wayn degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa maanta kulan uu layeeshay GSADM...31-Jul-2008@BDM]07:30GMT.


 Odayaasha dhaqanka Digilmirifle ayaa baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya degmada Saakow ee gobolka Jubada Dhexe...GSADM...31-Jul-2008@BDM]07:30GMT.  


Gudooomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Pr. Maxamed Cumar Dalxa ayaa maanta booqday xerooyinka dadka soobarakacay ee magaalada Baydhabo.30-Jul-2008@BDM]07:09GMT.


Shir ay isugu yimaadeem mudanayaasha baarlamanka ka soo jeeda Digilmirifle oo maanku ka dhacay magaalada Baydhabo.. 30-Jul-2008@BDM]07:13GMT.


Gobolka Shabeelaa hoose deegaano  ka tirsan waxaa ku soo badanaya dadka uu soo ridanayo Cudurka malaariyada.26-Jul-2008@BDM]07:29.GMT.

 

Ururada dhalinyarada ka dhisan magaalada Baydhabo ayaa si weyn u soo dhaweeyey 23-Jul-2008@BDM]14:26.GMT.


  

Gobolka Shabeelada Hoose oo dalaq fiican u soo go'ey iyo dhalinyarada Digilmirifle oo halkaasi kala kulma dhibaatooyin..23-Jul-2008@BDM]8:43.GMT.


 

gudoomiyaha jaaliyada Digilmirifle K.S.A Cumar Mursal Yaxye oo warqad furan hambalyo iyo bogaadin ah u direy ...21-Jul-2008@BDM]11:23GMT.

 

Gudoomiye ku xigeenka odayaasha dhaqanka jaaliyada Digilmirifle dalka Ingiriiska Cabdulaahi Sheekh Cismaan oo maanata kulan la qaatey....20-Jul-2008@BDM]12:13GMT.


Xaalada caafimaad ee degmada Wanla-Weyn gobolka Shabeelada hoose oo meeshii ugu xumeed mareysa .. 19-Jul-2008@BDM] 08:31GMT.

 

Siminaar muddo seddex maalmood ah u soconayey saxafiyiin kala duwan ay kasoo qaybgaleen ayaa maanta la soo gebagebeeyey.19-Jul-2008@BDM]08:15GMT. 


Golaha siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Digilmirifle ayaa markii ugu horaysay nasiib darro ku tilmaamay ..19-Jul-2008@BDM]08:15GMT.


Xaflad lagu caleemo saraarayey gudoomiyah odayaasha dhaqanka Digilmirifle Axmed Maxmed Yacquub ayaa maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay..17-Jul-2008@BDM]11:25.GMT.


Gudoomiye ku xigeenka odayaasha dhaqanka jaaliyada Digilmirifle dalka Ingiriiska Cabdulaahi Sheekh Cismaan oo maanata ka soo qayb galay xaflada...17-Jul-2008@BDM] 11:15 GMT.


Af hayeenka G.SADM ayaa sheegay in sharci darro ay tahay dhaq dhaqaaqa maamul u samaynta oo haatan ka soconaya Sh.Hoose.16-Jul-2008@BDM]12:20


Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Shabeelada Hoose oo sharci darro ku tilmaamey maamul u sameynta gobolka Sh/ Hoose.16-Jul-2008@BDM]12:08.


Xaflada lagu taageerayey doorashada guddoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo ku xigeenadiisa oo maanta lagu qabtey magaalada Baydhabo....10-Jul-2008@BDM]21:32GMT.


 Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle waxaa lagu doortay xoghayaha guud ee odayaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle.09-Jul-2008@BDM]12:31GMT.


Kulan 2 bilood socday oo lasoo gabagabeeyey , gudoomiyaha golaha dhaqanka Digilmirifle oo maanta lagu doortey Magaalada Baydhabo.08-Jul-2008@BDM]13:49GMT.


Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee jaaliyada DM. dalka K.S.A oo amaan iyo dhiiro gelin u soo jeediyey howl wadeenada shirka dib u heshiisiinta qowmiyada DM...06-Jul-2008@BDM]08:45GMT.


Abaaro, Shuban- biyood, Malaariya iyo sicir barar  oo u wada  kulmey gobolada shabeelaha hoose.....06-Jul-2008@BDM]14:05GMT.


 Musharixiinta u taagan guddoomiyaha golaha dhaqanka Digilmirifle oo sii kordharaya.06-Jul-2008@BDM]14:00GMT.


Ergooyinka shirwaynaha dib u heshiisiinta Bulsho weynta Digilmirifle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Caalin center ee magaalada Baydhabo.....03Jul-2008@BDM]09:OOGMT.


Jaamacada koonfuta soomaaliya ee Magaalada Baydhabo oo bilowday diiwaangelinta arday cusub oo ayqaadaneyso....05Jul-2008@BDM]09:OOGMT.


baahi caafimaad oo aad u xoogan oo ka jira  isbitalka magaalada Baydhabo  iyo haweenka oo ay la iildaranyihiin xanuunn dhinaca dhalmada ah iyo dhiigbax joogto ah.....03Jul-2008@BDM]09:OOGMT.


Ergooyinka shirweynaha dib u heshiisiinta oo maanta loo qaybiyey kharaar aqoonsi ah...02-jul-2008@BDM]21:OOGMT.


Xaflad lagu xusayay munaasabadda 1da Luliyo oo ka dhacday xafiiska Jaaliyada Digilmirifle ee magaalada Jeddah.01Jul-2008@BDM]19:OOGMT.


Afhayeenka G.S.A.DM ayaa sheegay inay sii kordhayaan musharixiinta u taagan guddoominamada golaha dhaqanka beelaha Digilmirifle isagoo sheegay in musharixiinta looga baahanyahay....30-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Xildhibaan katirsan DFGS. xildhibaan Axmed Cabdi Cumar Burille oo kamid ah xildhibaanada Digilmirifle ayaa sheegay in sharcidarro ay tahay degomooyinka cusub gobolada Mudug iyo Galgaduud loo magacaabay.30-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Jaaliyada Digil Mirifle ee Saudi Arabia oo deeq lacageed u dirteen shirka dib u heshiisiinta beelaha Digil Mirifle.27-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Gudoomiyaha golaha siyaasiyiinta iyo aqoon-yahanada DM Prof. Ibraahim Muuse Xeyrow ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid mustaqbalka iyo midnimada beelaha Digilmirifle.27-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Waxaa sii kordhaya taageerida loo hayo shirka dib u heshiisiinte ergooyinka beelaha DM ayadoo maantana ay ka soo qeyb galeen  xildhibaano dhowr ah oo si buuxda u taageersan shirka.25-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Qaxootiga u barakacay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye oo u badan DM oo dhibaatooyin ku haysta xirooyinkaas ...24-jun-2008@BDM] 09:OOGMT.


11 qodob oo maanta si wada jir ah loogu ansaxiyey madasha shirka dib u heshiisiinta odyaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle..22-jun-2008@BDM]14:OOGMT.  


  Kulan ay yeesheen ergooyinka shirweynaha dib u heshiisinta oo lagu ansaxiyey in malaaqyada ladooranayo laga keeno gudaha iyo banaanka.19-jun-2008@BDM]9:OOGMT.


Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonnyahanada Digilmirifle ayaa cadeeyey in loo gudbidoono dhisida gole dhaqameed oo ay leeyihiin beelaha Digilmirifle...17-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan iyo wakiilka hay'ada UNOPS oo ka soo qeybgaleen shirkawaynaha dib u heshiinte beelaha Digilmirifle.17-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


 Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonnyahanada Digilmirifle oo taagyeerey dhaarinta Godoomiyahada Jaaliyada Digiilmirifle dalka K.S.A Cumar Mursal Yaxye....11-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Shirka dib u heshiisiinta dhabta ah beelaha Digil Mirifle oo rajo wanaagsan ka soo baxaya iyo xildhibaano taagyeerey shirkaasi ... .11-jun-2008@BDM]19:OOGMT

 

Iyadoo ururka dhalinyarad Soomaaliyeed ee horumarinta waxbarashda (Iniskooyky Barbaarty Soomaaliyeed ee Hormariyowky walbaryshythy) uu ku howlan yahay horumarinta Alif Maayga ayaa hadana xaflad si heersare loo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen xildhibaanada baarlamaanka....11-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Gogol ay soo qabaqaabiyeen culmaa'udiinka bulsho weynte Digil Mirifle ayaa loogu hadley sidii la isuga keeni lahaa ururka jaaliyada Digil Mirifle ee magaalada Jeddah iyo rag ku mucaaradey oo ay horey oga mid ahaayeen jaaliyada in mudo ahna aysan ka muuqan golaha jaaliyada dhexdeeda. ka 07-jun-2008@BDM]19:OOGMT.


Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka dhacay, munaasabad balaaran oo lagu xusayey sanad guuradii sagaalaad ee ka soo wareegatay aasaaska ururka RRA 06-jun-2008@BDM]14:OOGMT


Jeddah: Shir ay isugu yimaadeen gudiyada kala duwan golaha dhexe ee jaaliyadda Digil Mirifle dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu Dhaariyey Gudoomiyaha jaaliyada DM ee K.S.A. 04-jun-2008@BDM]14:OOGMT.


Jeddah: Shir ay isugu yimaadeen gudiyada kala duwan golaha dhexe ee jaaliyadda Digil Mirifle dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu Dhaariyey Gudoomiyaha jaaliyada DM ee K.S.A. 04-jun-2008@BDM]14:OOGMT.


Baydhabo:Magaalada Baydhabo gobolka Bay waxaa ka socda shir ay isugu yimaadeen qeybaha kala gedishan ee bulshada ku abtirsada 6 gobol ay degaan bulsho weynta Digil Mirifle.Baydhabo: 25-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Xaflad martiqaad ah oo lagu soo dhaweynayo  waziirka arimaha diinta iyo awqaafta ahna reysul wazaare ku xigeenka DFG Soomaaliya Saalim Caliyow Ibirow  iyo wafdi uu hogaaminayey oo ay ka mid ahaayeen agaasimaha guud arimaha garsoorka iyo diinta Maxamed Keerow Aadan ayaa lagu qabtey hotel Safari magaalada Jeddah K.S.A. 22-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Magaalada Baydhabo goboka Bay waxaa si toos ah uga furme shirk la doonayo in lagu dhiso maamul goboleedka Koonfur Galbeeb...11-May-2008@BDM]14:OOGMT.


 Kulankii caadiga ahaa ee jaaliyada Digil Mirifle K.S.A  oo looga hadley arimo dhowr ah oo ay ka midyihiin arinta dhaqaale aruurin lagu taagyeerayo maamulka goboleedka koonfur galbeed.10-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Wafdi heersare ah oo horgacayey gudoomiyaha Jaaliyada Digil Mirifle K.S.A oo maanta la kulmeen Qunsulka DFG  loo soo magacaawdey magaalada Jeddah ee K.S.A. 08-May-2008@BDM]14:OOGMT.


07/05/2008 Shabakada Bulsho Weynta Digil Mirifle:  Jaaliyada Bulsho Weynt Digil Mirifle ayaa si buuxda u soo dhaweeyey baaq wargelin ah oo kaga timi walaalahooda golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanda Digil Mirifle GSADM oo ku howlan qabsoomida  shirweyne dib u heshiisiin oo ay u qabanayaa odey dhaqameedyada bulsho weynta Digil Mirifle.  07-May-2008@BDM]14:OOGMT.


Wiil yar oo u baahan dhaqtar dibada isu xil saar si aad gacan ugu geysato bad baadinta mustaqbalkiisa...


Maxamed dheeq oo ah wiil 5 jir ah oo ku dhashey degmada Buur hakaba. dhalashadiisa 6 bilood kadib waxaa la so derisey xanuun dhica mada AH 5-May-2008@BDM]14:OOGMT.


 06/05/2008 Dhamaan Masuuliyiinta, Odayaasha Dhaqanka  iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulsho weynta Digil Mirifle waxaa lagu war gelinayaa in todobaadka inagu soo fool leh shir odeyaasha dhaqanka ugu furmi doono degmada baydhabo gobolka bay, shirkaas oo ujeedadiisu tahay dib u heshiisiin dhab ah “Real Reconciliation” iyo hogaan mideeya Odayaasha Dhaqanka Deegaanadaan.


Ergo cusub oo ku soo biirtey xubnaha jaaliyada Digil Mirifle ee dalka Sacuudi Carabiya. Shir lagu soo dhawynayo odoyaal ka maqnaa ururka bulsha weynda Digil Mirifle oo lagu qabtey hoyga shirarka ee jaaliyada Digil Mirifle ee Jeddah Dalka Sacuudi Carabiya.25-April-2008BDM]14:OOGMT


Baaq ay soo jeediyeen Golaha Aqoonyahanada Digilmirifle. Dhamaan Jaaliyadaha ku nool Dalalka Dibada wuxuu Golaha uga baaqayaa in ay ku soo biiraan Golaha Aqoonyahanada Digilmirifle, si loo balaariyo wax qabadka Golaha.25-April-2008@[BDM]14:00GMT.


Shir ay isugu yimaadeen mas'uuliyiinta jaaliyada Digil Mirifle ee ku nool dalka sacuudi carabaya oo loogu Hadley arimo dhowr ah.16-April-2008@[BDM]21:00GMT.


CODISI WAX U QABASHO WIIL DHALAN HAL BIL KELIYA DHIBAATEYSAN – CABDIXAKIIM MOHAMED YAROW. Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa taariiskhdu markey ahayd 08 March 2008 uu ku dhashay wiil degmada Baidoa, wiil kaas too laden meal alga seafood. Saxaradiisana ay ka imaaneysay Afka Mantag ahaan. 10-April-2008@[BDM]21:00GMT.


Xafladaan oo ahayd mid si aad ah loo soo agaasimey ayaa waxaa qudbado dhiirigelin iyo gubaabinba leh ka soo jeediyey aqooyahanadii meesha isugu timid oo ay ka mid ahaayeen gadoomiyaha jaaliyada Digilmirifle ee Sacuudi Carabiya Mudane eng. Cumar Mursal Yaxye iyo Pro. Muxidiin Macalin Isaaq, Cabdulaahi Kuusow, Jalaal Maxamed Xasan, C/wahaab Xaaji Ibraahim, Col. Yaxye Mursal. Sheeq Maxamed Awow iyo Sheeq Aadan Cabdulaahi.10-April-2008@[BDM]21:00GMT.

 

nuuraasto@bdigilmirifle.com

Somali Links

Arlaadinet

baydhabo.com
Baidoa.com
Banooda.com
Baardhere.com
Bakool
Buurhakaba Media

coscompany.com
Diinsoor
Dooynet
Diilhare
Deeyoo
Eelaay Online
2-Garre.com
Garre Online
Janaale.com
Reegay.com
Ruunkinet.com
Somali Football Fed.
Somali Weyn
Waajid weblog
Univ. South.Somalia
Tvuniversal
Ufurow.com

 

www.Bdigilmirifle.com