Shabakadda Bulshaweynta Digil  Mirifle

GOLAHA MALAAQYADDA SALAADIINTA DIGILMIRIFLE XARUUTA - BAYDHABO

 

Shir todabaadlaha Golaha Malaaqyadda iyo Salaadiinta Digilmirifle

(Weekly Meeting )

 

  Taariikh: 18/09/2008                                     Sacadda Markay ahayd   10:00 A.M

 

 

Shir ay isku yimaadeen xubnaha Guddiga Fulinta ee Golaha Malaayadda iyo Salaadiinta Digilmirifle oo ka kooban 21 Xubnood, kuwaas oo kala ah :-

 

Waxaa soo xaadiray

 

1-Malaaq           :  Axmed Maxamed Yacquub                  Guddoomiye    

2-Malaaq           : Isaaq Ibraahim Xassan                           G/kuxigeen 1aad

3-Malaaq          : Cabdillahi Cabdi Aadan                          G/Kuxigeen 2aad

4-Malaaq           : Sheekh Aadan Cali Yarow                      Xoghayaha Guud

5-Malaaq           : Maxamed Yacquub Sheekh (Deerow)    Afhayeen

6-Malaaq           : Mayow Macalin Muqtaar                        Xisaabiyaha Guud

7-Malaaq            : Maxamuud Maxamed Cabdi                  Xubin

8-Malaaq            : Cabdi Cali Macalin  (Tees)                    Xubin

9-Malaaq            : Malabow Isaaq Xassan                           Xubin

10-Malaaq          : Maaday Cabdinuur                                 Xubin

11-Malaaq          : Xassan Shure Maxamuud                       Xubin           

12-Suldaan         : Aawow Maxamed Nuur                          Xubin

13-Suldaan         : Buube Suldaan Cabdulle Buube             Xubin

14-Suldaan         : Ibraahim Caliyow Ibrow                         Xubin

15-Malaaq          : Sheekh Aamiin Sheekh C/Baarii            Xubin

16-Malaaq          : Xaaji Mustaf Xassan                               Xubin

17-Malaaq          : Siidow Maadow Muuse                          Xubin

 

Waxaa ka maqnaa

 

18-Suldaan         : Ibraahim Maxamed Isaaq                               Xubin        

19-Malaaq          : Ibraahim Maxamed Garoore                          Xubin

20-Suldaan         : Xassan Cumar Faqi                                        Xubin

21-Malaaq          : Macalin Muqtaar Macalin Cali                      Xubin

 

Shirka waxaa furay Guddoomiyaha Golaha Malaaqyadda iyo Salaadiinta Digilmirifle Malaaq Axmed M. Yacquub wuxuuna ka warbixiyay howl ku aadan la xiriiris Dalka Dibadiisa taas oo leh miradhal Guddiga fulintana ay la dhaceen war bixintaas raalina ka noqdeen dhammaantood kadibna waxaa loo gudbiyay agendaha shirka.

 

AJENDAHA SHIRKA

 

  • In la magacaabo aqoonyahano la shaqeeya Golaha Malaaqyadda iyo Salaadiinta Digilmirifle (GMSDM).
  • In la magacaabo wakiilo Golaha uu ku yeesho Dalka Dibadiis.
  • In la uruuriyo qaaraan lagu qalabeynayo xafiiska laguna wadaayo howl maalmeedka xafiiska.

 

 

Dood dheer iyo falanqeeyn kadib waxaa la’isku raacay dhammaan 17 da xubnood ee ka soo qayb galay shirka ayna ansaxiyeen dhammaan sedaxda qodob ee agendaha in si deg deg ah loo fuliyo.

 

 

 

Wabilaahi Towfiiq

 

 

wararka@bdigilmirifle.com

www.Bdigilmirifle.com