|
Shabakadda Bulshaweynta Digil Mirifle |
|
Shir ay isugu yimaadeen Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle Xafiiska Guddoomiyaha ee magaalda Baydhabo gobolka Bay ayaa lagu magacaabey hool-wadeeno
Ref. No GMSD/M/020/08 Date 18/09/2008
MAGACAABIS GUDDIYO HAWLEED
Marka la arkey in ay jirto baahi loo qabo in la helo Guddiyo oo kala socodsiiya Hawl-Maalmeedka Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle
Marka la arkey Xeerka Golaha (GMSDM) oo ogolaanaya Dhismo ama Magacaabis Guddiyo Shaqo oo socodsiiya hawl-maalmeedka
Guddiga Fulinta wuxuu isku raacay in la Magacaabo ( 9 ) Sagaal Guddi shaqo oo wada shaqada Golaha (GMSDM Sidaas DarteedWaxaa la magacaabay (9) Sagaal Guddi Hawleed , waxayna kala yihiin sida tan hoos ku xusan :-Guddiyadao Guddiga Dib-u-heshiisiinta & Xalinta Khilaafaadka.o Guddiga Nabadgeliyadao Guddiga Dhaqaalahao Guddiga Xiriirka Dadweynahao Guddiga Abaabulkao Guddiga Siyaasaddao Guddiga Samafalkao Guddiga Arrimaha Diintao Guddiga AnshaxaGuddiga Dib-u-heshiisiinta & Xalinta Khilaafaadka
1. Malaaq Maxamed Ibraahim (Garore) Gudoomiye2. Malaaq Axmed Maxamed Cali Ku Xigeen3. Malaaq Ibraahim Isaaq Cabdulle Xubin4. Malaaq Cali Xuseen Mursal (Brodo) Xubin5. Malaaq Jeelle Ibraahim Xuseen (Jiis) Xubin6. Malaaq Maadey Aadan Busuri Xubin7. Malaaq Aadan Nuur Sheekh Xuseen Xubin
Guddiga Nabadgeliyada
1. Malaaq Maxamuud Maxamed Cabdi Gudoomiye2. Malaaq Ibraahim Cabdi Yuusuf (Dhegey) Ku Xigeen3. Malaaq Kuulow Iftiin Cabdi Xubin4. Malaaq Cabdulahi Cabdi Fiidow Xubin5. Malaaq Macalin Jiinow Macalin Xubi6. Malaaq Xuseen Iftiin Buule Xubin
Guddiga Dhaqaalaha1. Malaaq Cabdi Cali Macalin (Tees) Gudoomiye2. Malaaq Shariif Maxamed Sh.Cali (Gare) Ku Xigeen3. Malaaq Maxamed Aamiin Ibraahim (Fanax) Xubin4. Malaaq Maxamed Cabdicasiis Xubin5. Malaaq Saalax Dhaaniyow Mursal Xubin6. Malaaq Iftiin Caliyow Kusanow Xubin7. Malaaq C/raxman Tubey Xubin
Guddiga Xiriirka Dadweynaha 1. Malaaq Sheekh Aamiin Sh.C/Bari Gudoomiye2. Malaaq Sheekh Cumar Ibraahim Cabdulle Ku Xigeen3. Malaaq Naasir Axmed Farac Xubin4. Malaaq Xasan Iimaan Shacbaan Xubin5. Malaaq Macalin Salaad Macalin Xubin6. Malaaq C/qaadir C/kariim Xubin7. Malaaq Cabdi Maxamed Ibraahim Xubin
Guddiga Abaabulka1. Suldaan Ibraahim Maxamed Isaaq Gudoomiye2. Malaaq Sheekh Musdhaf Sh.Salaad Ku Xigeen3. Malaaq Macalin Nuur Ibraahim (Gobe) Xubin4. Malaaq Cabdulaahi Suleyman Cumar Xubin5. Malaaq Bishaar Aadan Herow Xubin6. Malaaq Saciid Sheekh Xasan Xubin7. Malaaq Siid Cali Ibraahim Maa’uud Xubin
Guddiga Siyaasadda1. Malaaq Xasan Shure Maxamed Gudoomiye2. Malaaq Maxamed Kaalmey Abiikar Ku Xigeen3. Malaaq Yuusuf Cali Sheekh Xubin4. Malaaq Maxamed C/raxmaan Abukar Xubin5. Malaaq Cabdi Xaaji Siidow Xubin6. Malaaq Maxamed Xasan Nuur Xubin7. Malaaq Jeylaani Cumar Shariif Xubin
Guddiga Samafalka
Guddiga Arrimaha Diinta
Guddiga Anshaxa 1. Suldaan Ibraahim Caliyow Ibrow Gudoomiye 2. Malaaq Maxamed Cabdi Garuun Kuxigeen 3. Malaaq Aadan Maxamed Tegow Xubin 4. Malaaq Cabdow Aamiin Xasan Xubin 5. Malaaq Xuseen Roobaay Aadan Xubin 6. Malaaq Kulan Ibraahin Cali Xubin
Wabilaahi Towfiiq
Gudoomiyaha Golaha GMSDM Malaaq Axmed M. Yacquub
Golaha GMSD/M |