|
Shabakadda Bulshaweynta Digil Mirifle |
|
waxaa shirk ku yeeshay xarunta Golaha (GMSDM) ee Baydhabo, Xubno ka socda Saraakiisha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ku abtirsada Beesha Digilmirifle iyo Guddiga Fulinta ee Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta DM SHIRKA SARAAKIISHA DIGILMIRIFLE & GUDDIGA FULINTA GOLAHA (GMSDM)
Maanta oo ah taariikhda 28/09/2008 waxaa shirk ku yeeshay xarunta Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle (GMSDM) ee Baydhabo, Xubno ka socda Saraakiisha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ku abtirsada Beesha Digilmirifle iyo Guddiga Fulinta ee Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle.
Xubnaha Shirka uga qeybgalay labada dhinac waxay kala yihiin.
GOLLAHA MALAAQYADA
SARAAKIISHA QARANKA
1. G/Sare Maxamed Axmed Deer 2. G/Sare Axmed Mayow Cabdulle 3. G/Sare Ibraahim Cabdi Aadan 4. G/Sare Mustaf Mursal Maxamed 5. G/Sare Abuukar Aadan Xuseen 6. G/Sare Shariif Aamiin Maxamed 7. G/Sare Ibraahim Cabdi Cali 8. G/Sare C/rashiid Xasan Cali 9. G/Sare Aadan Xasan Cabdi 10. G/le Ibraahim Aadan Axmed 11. G/le Ibraahim Aadan Isaaq 12. G/le Siid Cali Maxamed CAbdi 13. G/le Xasinow Maxamuud 14. G/le Cali Nuur Cali (Bijaar) 15. G/le Xuseen Cusmaan Maxamed
AJENDAHA SHIRKA
Dood dheer iyo falanqeyn kadib waxaa la isku afgartay labada dhinac in la iska kaashado habkii loo hirgelin lahaa ajendaha aan soo xusnay. Sidaas darted waxaa laga maarmaan noqotey in la helo guddi Saraakiil joogto ah oo si toos ah ula shaqeeya Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle (GMSDM). Si loogu talaabo qaado go’aanka lagaarey Saraakiisha waxay iska soo magacaabeen Guddi ka kooban (7) Todobo xubnood oo si toos ah ula shaqeyn doonta Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digilmirifle (GMSDM).
Xubnaha waxay kala yihiin :-
Wabilaahi Towfiiq
Malaaq Axmed Maxamed Yacquub Guddoomiye
Golaha GMSD/M |